SHABAKADDA CAALAMIGA AH EE TIMACADE NEWS NETWORK (TNN) OO IDIN LEH SANNAD WACAN OO WANAAGSAN

 

 

 

 

Maamulka iyo dhammaan hawl wadeenada Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News ,ee ku kala sug an dunida dacaladeedu,waxay  dhammaan asxaabta iyo akhyaarta xiiseeya ee ku xidhan TNN,u dirayaan Hambalyada Sannadka cusub ee 2012.Waxaan dhammaantiin idiin rajaynaynayaa, inaad sannadka sanna dkiisa ku gaadhaan caafimaad,nabad qab,bash bash  iyo barwaaqo.

 

 

Waxaan Allaha awoodda leh weydiisnaynaa, inuu sannadkan cusub,2012,  ka yeelo kii innoo hagaage,Da lkeenu aqoonsi caalamiya, oo kheyr qaba helo,aamiin,aamiin,aamiin.

 

 

 

 

 

Maamulka Timacade News Network (TNN)