|
|
SAYLADDA ONLINE KA EE TOG-WAJAALE |
|
|
BISHAARO BISHAARO BISHAARO
![]()
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan
dadka afka Somaliga ku hadlla meel ay joogaanbba, in loo furay
Saylad Online ah
oo magaceeda la yidhaa TOG-WAJAALE,
oo aad alaabada iyo wax walb ba oo aad
iibinayso , aa d
ku soo ban dhigi karto , kuna iibin karto.
Waa
Shirkaddii ugu
horeysay ee hir galisa
Seylad Online ah
,oo u fur an dhammaan umadda af Somaliga ku hadasha , qof
walabana isagoo jooga meheradiisa,xafiiskiisa ama gurigiisaba ,
uu ka dalban karo , lana xidhiidhi karo qofka wax iibinaya
ama Meherada wax iibinaysa.
Seyladda
Online ka ee Tog-Wajaale,waxay
ugu bishaaraynaysa dham maan dadka af Somaliga ku hadla, ee
Meheradaha ku haysta wadama dooda ,
Qurbaha ama
Guryahoodaba wax ku iibiya,inay kuu hayso mac aamiil aad
u tiro badan , oo caalamka meel walbba ku sugan ,ganacsig
aagana aad ku horumarin karto.
Haddii aad
xayaysiis tayo
leh u baahan tahay,si aad u kobciso mehera daada,ha
moogaan inaad ka dhex muuqato Seyladda wax
kala iibsiga ee Tog-wajaale.
Waxaa nasiib u yeeshay,xadhigana aan kaga jaraynaa
Seylada
Online ka ee Tog-wajaale ,
Bustaan iib ah :
Haddii aad u baahan tahay inaad
wax ku iibiso ama
ku xayaysiisato
m eheradaada Seylada
Online ka ee Tog-wajaale ,
fadlan kala xidhiidh Emailkan:
saylada@Gmail.com
|
|