Sannad guuradii 5-aad ee aasaaskii Shabakadda Caala miga ah ee Timacade News Network TNN

 

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga ,Eng. Maxamed Cali Muse, ka ma amulka, weriyayaasha, sawir qaadayaasha iyo ka dhammaan sh aqaalaha Bahda  Timacade News Network (TNN),ee ku ka la su gan dunida dacaladeeda, waxaan munaasabadda dabaal degga sannad guuarada 5-aad,ee aasaasakii shabakadda awgeed,aan  mahadnaq ballaadhan , oo  kal iyo laab u dirayaa  dhammaan  sh acabka  xariirta ah  ee reer Somaliland.

 

Shabakadda wararka ee Timacade News Network (TNN) , waxay u taagan tahay kobcinta,ilaalinta ,sharafta, karaamada, jiritaank a iyo difaaca  Qaranimada  Somaliland ,oo ah lama taabtaan,gor gortanna aan marnaba geli karin.

 

Sidoo kale ,waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi ka rayn aan u dirayaa, dhammaan madaalayaasha ka hawl gala sh abakadan , Timacade News Network (TNN) , oo ku guulaystay  S hahaado Shar af Qaran , kuna mutaysatay kaalinta libaax ee ay ka qaataan Horum arka Dalka  iyo  sida hagar la'aanta  ah ee ay  shacabkooda tabaruc ahaan ugu shaqeeyaan.Taasi waxay u  suur ta galisay inay shabakad du kasbato akhristayaal  iyo akhyaar sh araf badan , oo aan la soo ko obi karin, kuna kala nool dunida da afaheeda.

 

Anigoo fursadan ka faaiidaysanaya , waxaan  Allaha awoodda leh w eydiisanayaa, inuu dhammaanteen innaga yeelo kuwii adduun iyo a akhiraba liibaana,dulmiga ka fogaada,xaqa u hiiliya,isku naxariista, walaalooba,wanaagga is fara,Qabyaaladda iyo Urteedana iska fogee ya,  khaatumadana Rabbi kheyr ugu khatimo,aamiin ,aamiin,aamiin.

 

 

 


Editor in Chief
& Webmaster

Eng. Mohamed Ali Muse (Farshaxan)
Senior Certified  Computer Network Specialist
|CNA | CCNA | MCP | A+|


Timacade News Network (TNN)

Long Live Somaliland News Media (LLSL)

TimacadeNews.com
RadioTimacade.com
Timacade.com
LongLiveSomaliland.com
SomalilandHaNoolaato.com