Shabakadda Caalamiga ee Timacade News oo Weriy ayaal gaar ah ku yeelan doonta Dalka Jamhuuriyadda  Jabuuti

 

 


Maamulka Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News Network TNN ,ka dib mark ay arkeen inay shabakadu magac weyn ku leedahay Dalka Jabuuti, macaamiishee duna si xad dhaaf ah u kordhayaan, codsiyo badanna naga  soo gaadheen Dalka Jabuuti gudihiisa & dibadiisaba,waxaanu go'aansanay inaanu Weriyeyaal gaar ah shabakadu ku yeelato Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.


Haddaba , waxaa maanta oo bishu tahay 17 December - 31 December,2012, aanu qaban doonaa araajida Weriyayaasha ( Gabdho & Wiilalba), ee ku nool Dalka Jab uuti, rabana inay ka mid noqdaan hawl wadeenada Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News Network .



Fadlan , codsigaaga noogu soo hagaaji emailka shabakadda oo ah:

Timacadenews@gmail.com

 

 



TIMACADE NEWS NETWORK TNN