SHAHAADO SHARAFYADA SANNADKA 2009 EE AY BIXINAYSO SHABAKADDA TIMACADE NEWS NETWORK TNN

 

Waxaan marka hore halkaan hambalyo u dirayaa Mareegta TNN ,oo sannad walba  dham maadkiisa bixiya Shahaado ay siiyaan dadka wax qabad-kooda loo bogay .

Hadaba, aniga oo arrintaasi ka duulaya waxaan soo bandhigayaa MR. ALI OMAR XASAN, oo runtii qaraaladiisu yihiin kuwo ay ku dheehan tahay wadanimo.


Qoraaga weyn ee Cali Cumar , waa ninkii ugu horeeyey ee wax ka qoray dha-dhaqaaqii S.N.M. Had iyo jeera isku taxalijiya inuu qoraal ahaan wax ku saxo. Qoraalada Cali waa k uwo ka fog af-lagaado qof, beel , ma gobol , waana kuwo had iyo jeer tilmaama tubta to osan ee horu-mar lagu gaadhi karo.


Sdaas darteed, waxaan fikrad ahaan soo jeedinayaa inuu Ali xaq u leeyahay shaado sh arf iyo wax ka weynba

sidaas iyo nabad-galyo.
 

 

Maxamed Yusuf Buux