Shirweynihii Saddexaad ee Xisbiga KULMIYE,oo si weyn loo soo agaasimay ,ayaa maanta si rasmiya u furmay iyo ergooyin aad u tiro badan oo ka soo qayb galay