Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Oo Si He er Qaran Loogu Soo Dhaweeyay Nairobi


Nairobi  Kenya (Longlivesomaliland News)-Guddoomiyaha Xisbiga  Siyaa siga ah ee KUlMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dalka Kenya caasmidaiisa Nairobi u yimid si loogu sameeyo baadhitaan la  xidhii dha jug dhawaan ka soo gaadhay dhinica Misigta.

Ahmed Silanyo oo ay whelinayeen xaaskiisa Amina Weris Sheikh  Moham ed, ayaa waxaa airportka ku soo dhaweeyay dadweyne aad u faro  bad an iyo madax ka socotay dawlada Kenya, waxaana markii uu soo degay loo galibiyay qolkii vip ee airporta, halkaas oo si kooban uga  mahad ceshay dadweynihii faraha badnaa ee soo dhaweeyay iyo sidii diirnayd ee dawlda Kenya u qaabishay.

Intaa ka dibna waxaa Gudoomiyaha loo galbiyay Isbitaalka Private ah, oo Gudoomiyaha loo sii diyaariyay.

Guddoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee KUlMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa in mudo dhowr cisho ah uu halkaa ku nasan doono, waxaana la rajeenayaa in inta uu joogo halkaa la kulmi doono jaaliyada Somaliland ee Kenya iyo qaar kamdi ah madaxda dalka Kenya.

 



Source: Somaliland.Org