Jamhuuriyadda Somaliland


Warsaxaafadeed Madaxtooyada Somaliland


29/07/2010


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa ma anta soo saaray laba xeer oo uu ku kala magacaabay labadan masuul ee hoos ku xusan, ku waasi oo kala qaban doona Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada iyo Af-hayeenka Madaxtooy ada Somaliland.


1. Mudane, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo uu u magacaabay inuu noqdo Af-haye enka Madaxtooyada.


2. Mudane, Xirsi Cali X. Xassan , oo uu u magacaabay inuu noqdo Chief of Cabinet-ka Madax too yada.
 



Allaa Mahad Leh,
Maamulka Xafiiska Madaxweynaha JSL