Somalia-Italia Hadii Ay Rabto Nabad Waa In Beesha Daarood Kursiga
Laga Ilaaliyaa!
Waa Naari beeshaasi, Taa kale-na Waa Hawaa-i, Tan-na Waa Maa-i;
erayadan oo ku jira kuwa sal dhig u ah aqoonta la yidhaa
cilmi-falaga, ayaa ka mid ahaa sheeko uu beri anaga oo caruur ah oo
meel gole ah fadh-fadhina nin oday ahaa ''AHUN'' oo arimahaa wax ka-yaqaanay
uu noo galay. Ninkaa odayaga ahi baabkaa uu noo laqimay oo badhax
la'i waxa uu odhanayay sidan; ''In beesha
Isaaq ay tahay Naari!
ta Hawiyena tahay
Maa'i, halka ta Daarood-na uu ku
sheegay Hawaa'i''.
Markii uu ninkii odayga ahaa dhameeyay sheekadii sida aad adba
qiyaasi karto waxa aanu ku boob nay waydiimo badan oo dhan kastaba u
jeeda! Oo ay ugu horeeyaan bal hada inoo noo bildhaam iyo waxan u
sheegayo! Waxa uu runtii aad iskugu dayay inuu anaga oo caruur ah oo
aan garasho ahaan la-mustawe ahayn heerkiisa, inuu sida ugu fudud
nooga dhaadhiciyo, waxana uu nagu yidhi isaga oo beel kasta iyo
buruudkeega sharxaya sidan;
b- Beesha Isaaq oo uu buruudkeedu yahay
Naari, Waxa sharaxaadeedu ay noqonaysaa
in beeshu ay bili ahaan tahay mid kulul, oo meesha ay joogtaa ay
qajeel noqoto meel abaari ka dhacdo, nol oshuna ay adag tahay!
Habase-yeeshee marka run loo hadlo ayuu yidhi; beeshu waa mid cidhib
ahaan aad u wanaagsan oo hadii la mud-to oo hooskeeda la galo oo
talo iyada la saarto aan la-ja bayan! Isaga oo sii wada waxa uu
yidhi, kuma xuma oo aad ayaa loogu amaansaday xil-kasnimada,
deeqsinimada, talo-wadaaga, maganta, cibaadada, daacadnimad iwm.
Marka ay Burji iyo burhaan ay noqotona cid ka sidataa ma jirto,
ismase og a oo awoodeeda waa laga qariyay! ayuu yidhi.
t- Beesha Hawiye,
oo uu buruudkeedu yahay Maa-i, waxa uu
yidhi ninkii odayga ahaa, waa beel biligeedu aad iyo aad u qabaw
yahay, oo Naafe-dhalad bash-bash-leh ah lagu sifayn karo ! Waa beel
raadkeeda had iyo jeer roob qariyo oo rafaad iyo rucdi u la',
Habase-yeeshee iimo-heedu waxa ay yihiin ayuu hadlka ku daray ninkii
odayga ahaa, in aan talo u qabsoomin oo aan laba wax ku heshiin! Waa
laga nabad galaa oo dhib dadka uma leh, hase yeeshee horor ku cunaya
Yur kaa odhan mayso! Dhanka kale-se ma cidhib xuma oo hadii la
taraxo oo cid kale oo burji kale sidata lagu daro waa ay tamarin
kartaa ayuu yidhi odaygii.
j-Beesha Daarood,
oo buruudkeedu yahay Hawaa-i, waxa uu
ku sifeeyay in beesha bilgeedu uu kolba yahay sida loo dhigo! Waxa
uu yidhi odaygii, hadii aad qof ka mid ah tahay beesha Daarood
biligaagu dee waa kaagii oo waa kuu Ok, Belaayose waxa ay dhacaysaa
marka cid kale ku soo biir to, kolkaasaa la xero-ba'ayaa! Waa
Hawaa'i oo buruudkeeda aan la saadaalin karin, lagumo hod mo, ooday
galaan-na caydh iyo colaadi waa hubaal inay mashaqaynays.
Hadaba, marka aad sheekadaa dusha ku qoran iyo sida haatan gayiga
dadka Soomaalidu degan tahay kala yahay isku yara eeg-eegto, maanay
wax halkaa kaaga biniinaxayn, Bal Somaliland eeg oo maanay is-qaadan
oo aan talo iyo taagba inta la isku geeyay la dhaabadayn nabad iyo
wada-noolaandho lagu badhaadho, (eeg b-beesha Isaaq)
Dhanka kale bal Somalia-italia eeg! Oo Xamar iyo nawaaxigeeda dhugo,
oo ah, halka Burjigeedu ya hay Maa'i-ga (eeg T-Beesha Hawiye), bal u
fiirso oo maanay laba ka mid ahi ku heshiin la'ayn aan wax wada
qabsano! Maan goor kasta dad kale faraha kula jirin?! Maanay arintu
qabsoomi la'ayn ilaa cid aan iyaga ahayn ay badhaxdo! Yaab!
Ugu Dambayntii, taariikhda madaw ee dul hoganaysa waxii la isku
odhan jiray Somalia, ee maanta halka ay joogto dhigay waxa sabab u
ah oo aan la dafiri karin waa, awoodii dawladeed ee mudoda badan ku
jirtay gacanta beesha Burjigeedu Hawaa'iga yahay (Daarood)! Xaqiiq
waxa ah in hadii Beel kale maamuli lahayd Somalia, aanay maanta sida
Soomaaliya noqotay iyo si u dhaw-toona aanay noqoteen ee horumar iyo
barwaaqo lagu naaloon lahaa!. Tusaale kale oo la xidhiidha isla
arinta burjiga hawaa'iga ah ama beesha leh, bal yara mildho; Oo hada
bal meesha lagu magacaabo Punt-land
daawo iyo sida loogu baaba'ay ee budhcad-badeed, qaxooti doonyo
raaca oo bada lagu guro, dagaal, afduub, dhac iwm ay goor kasta uga
socdaan! bal noloshan xasili la' ee aan xumaan mooyee samaanba aqoon
ee degaankaa yar ka hana-qaaday eeg. Ku darso oo bal
Kililka 5-aad eeg, iyo sida aanay ugaba
qabsoomayn talo-wadaag, xaq-dhawr, xurmo iyo is-tixgalini. Bal eeg
Liyuu Boolis, ONLF iyo wax la mid ah oo
dadkii shacabka ahaa godka biyo ugu shubay. Waxa u dam beeyay
xasuuqii Xarshin haatan ka dhacay ee ay
Liyuu Police-ka Kililka 5-aad dadka
shacabka ah ku gunmaadeen! Yaab..........
Waar marka xaajo hadaba sidaa dusha ku qoran tahay, maanay ahayn wax
lagu cimro qaato ari mahanii oo maanay cadayn in Beelahu kala burji
iyo bili wanaagsan yihiin. Isku soo duuboo maan la odhan karin;
Awooda Dawladnimo iyo
Beesha Daarood
kala dhawra! 'Dhul ama Gobol ay
Beeshasi maamulkooda u badan tahayba hadaad ku aragto wax aan
colaad,
qabyaalad,
dagaal,
boob, iwm ahayn ,
gadhka Shuuro iga mari''!
Cali Cumar Xasan
afraad_4@hotmail.com
|