Reception to Welcome Chairman Siilanyo In Columbus, Ohio And Live Telecast For Toronto Somaliland Community
 

 



Waxaa lagugu martqaadayaa soo dhawaynta gudoomiyaha  xisb iga Kulmiye Mudane Axmed Siilaanyo eemagaalada Columbus, Ohio.



Gud. Ahmed Mohamed Mohamud (Siilanyo)

You are cordially invited to attend a reception to welcome Chair man of Kulmiye, Mr. Ahmed Mohamed Mohamud (Silanyo) to Col umbus, Ohio

Saturday, January 23, 2010

at 6pm thru 11pm

The Location of this reception is:

Hyatt Regency
350 N High St
Columbus, Oh

Contact Info:


Saxardiid: 614 975-9934
Osman : 614 805-9231
Ali : 614 517-6810
 



---------------------------------------------------------------------------

 

Ma degantahay Magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda?

Haday Haa tahay waxaan ku hayaa war fiican.



Xaflada soo dhawaynta Guddoomiyaha ee
Hoteelka Hyatt Regen cy Columbus ka socota isla habeenkaas waxaad si toos ah uga d aawan kartaa Hoteelka Howard Johnson ee 22 Metropolitan Rd waa is goyska 401 iyo Warden.

 

                                              *******



Are you in the Greater Toronto Area and it's vicinity?

If yes then, I've good news for you.

The Kulmiye event at Hyatt Regency Hotel will be
telecasted live from Columbus, Ohio to the Somaliland community in Toronto @ the Howard Johnson Hotel located at 22 Metropolitan Rd (401/Warden)