Inaallilaahi wa inaa ilayhu raajicuun , guud ahaan shacbiga reer Somaliland gudo iyo debedba, sh acabka Gobolka Awdal iyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay marxuum Ibraahim Magan Nuur, oo ma anta lagu aasay Boorame ,khusuusan , Cabdiljibaar Ibrahim magan iyo dhamaan ehliyadii uu marx uum Ibraahim ka baxay, waxaan u dirayaa tacsi samir iyo iimaan eebe haynaga wada siiyo dhama anteenba, xabaashana ha u nuuro, jano fardowsa ayaan eebe uga baryayaa.
Marxuumku doorkii uu ka soo qaatay
dhismihii Qarankani Somaliland, mar walba waxaa uu ka mid ahaa
odayaasha labeenta ah ee nabadaynta iyo dawladnimada iyo walaalaynta
doorar waaweyn ka soo qaatay. Marxuumka waynu u ducaynaynaa Qaranka
Somaliland oo dhan waan ka tacsiyay nayaa
|