Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxmaan oo ku baaqay in Gurmad dhaqaale lala soo gaadho Ergooyinka ku sugan Qorulugud

 


Hargeysa  (TNN) -Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxmaan oo ka mid ah Ergooyinka ku  su gan  Deegaa nka Qorulugud ee dhawaan uu dagaalka Dhimashada iyo Dhaawaca  sabab ay ku dhex maray  laba da Beelood eek ala Dega Buuhoodle iyo Qorulugud ayaa sheega y in ay xaalad Deegaankaasi  wana agsan tahay isla markaana Ergo ahaan ay culays   s aareen sidii Nabad loogu soo dabaali lahaa  Bee sha Qorulugud ee khasaaraha inta  bad ani gaadhay si aanay Aargoosi danbe u samayn.

Suldaan Ismaaciil waxa uu xusay inay meel fiican u marayaan wadahadaladaasi iyaga  i yo Beesha Q orulugud hase yeeshee waxa uu sheegay inuu jiro culays baaxad leh oo  B eeshaasi ka soo food  sa aray dhinaca Ergooyinka oo uu sheegay inay ka baaxad weyn tahay hawsha meesha ka socotaa wax ay Beeshaasi qaadi karto sidaasi darteed waxa uu Baaq u diray shacabka reer Somaliland ee Nabada Jecel inay Ergooyinkaasi ku soo taakuleeyaan Arrin iyo Adduunba wixii Nabadaasi lagaga Midho-dhalin lahaa.

Waxa Deegaankaasi gaadhay Ergooyin farabadan oo dedaal ugu jira sidii ay gacanta  u gu dhigi  lah aayeen inaanay mar danbe xaaladu faraha ka bixin, sidoo kale waxa ilaa  m aanta ku sii Qul-qulaya Ergooyin kale oo ka kicitamay Magaalooyinka Dalka oo dhan.

 

Source:Waaheen