Tacsi geerida Canab Xaaji Cali Guhaad

 



Annigoo u hadalaya magaceyga kana reerkeyga waxan tacsi tiiraneyo leh u direyna dhama an reer Keyd Qaraash iyo reer Xaji Cali Guhaad Geerida naxdinta leh e ku timid hooyo Canab 'xaaji Cali Guhaad oo ku geeriyootey magaalada Hargeysa, waxanu marxuumada ilaahey uga baryayna inu janatul fardowsa ka waraabiyo dhamaan eheladeedii, caruurteed iyo qaraabad eedina samir iyo iiman ka siiyo ameen aameen ameen, waxanu si gaar ah uga tacsiyadeyney naa IBRAHIM CILMI EGE qosleye iyo AMINA KEYD QARAASH IYO CARUURTOODA

 



Cumar Daarood Xassan

Norway