Tacsi Tiiraanyo Leh

 


 


Dhamaan Unuga Wadaniyada Somaliland waxay tacsi Tiiraanyo Leh U dirayaan c/salaam xasan mataan oo aabihii xasan mataan ku geeriyooday magalada Boorama xalay

Inaa lilaahi waa inaa ilayhi rajucuun kuli nafsi daa’iqatu Mawt, dhamaan unuga wadaniya da somaliland oo kala jooga dhamaan gobolada somaliland iyo Wadanka Dibadiisa, Sidda, Masar, China,Sudaan, Sweden

waxay tacsiyadaynayaan iyagoo ay ugu horeeyaan

Gudoomiyaha :Xamse Suldan Adan Farax

Gudoomiye Kuxigeenka:Ismaciil{Bawkax}

Nafisa X.Ciise Yusuf{Kalgacal}

Libaan Cabdi Xasan

C/Risaaq Maxamed.

C/Risaaq{Shariif}

Xayaad, Samsam, Axmed{Maax}

Aban Axmed{Badeed}

dhamaan kooxda daraamada ama hidaha iyo dhaqanka

dhamaan tood iyagoo isku duuban waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan

c/salaan xasan mataan

oo aabihii xasan mataan xalay ku geeriyooday magaalada boorama

Waxaanu Leenahay ALAAH Naxariistii Jano Haka Waraabyi

dhamaan eheladii iyo qaraabadiina samir iyo imaan hakasiiyo, iyo dhamaan unuga wadaniyada somaliland Aamiin Aamiin Aamiin

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

 

 

 


By:Nafisa X.Ciise Yusuf {Kalgacal}