TACSI TIIRAANYO LEH

 

 



Anaga oo ah dadaka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu tacsi tiiraanyo leh u dir aynaa Xasan Mowliid Ahmed Iyo Marwo Saado Cabdi ,geeridii naxadinta lahayd ee ku timid inankooda Maxamed Xasan Mowliid (Xaaji),oo ku geeriyooday Cariga Ingiriiska.

 

Waxaanu ilahay uga baryaneynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo, dhammaan qoyskii iyo qaraabadii ku ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo amiiiin.

 

!- Maxamed Yuusuf Buux & Xaaskiisa
2-Axmed Bookh iyo Xaaskiisa
3- Xaawa Mawliid Amed
3- Maryan Cabdi Obsiiye & Ninkeeda iyo Caruurteeda
4- Maxamed Cabdi Obsiiye
5- Cabdi Yuusuf Buux iyo Xaaskiisa
6- Xasan Yuusuf Buux & Xaaskiiusa
7- Axmed Maxamed Yuusuf
8-Liibaan Maxamed Yuusuf
9- Mukhtaar Cabdi Obsiiye
10-Hibaaq Maxamed Yuusf
11-Hibo Maxamed Yuusf
12-Halgen Maxamed Yuusuf
13-Guleed Maxamed Yuusf