Tacsi: Marxuumad Qamar Xaaji Nuur Cali

 

Anigoo ku hadlaaya magaca Reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskeyga Amaal Cumar  Car te, waxaan tacsi u dirayaa Reer Xaaji Nuur Cali Khaliif oo uu hormood u yahay  saax iibkay Axmed Xaaji Nuur Cali iyo Cumar Ismaaciil Cayuun oo xaaskiisi Marxuumad  Qa mar Xaaji Nuur Cali ay ku geeriyootay Hargeysa isniintii 31 May 2010.

Sidoo kale waxaan tacsida u dirayaa, ubadka, ehelka, qaraabada, xito iyo xigaalka ay ka geeriyootay marxuumaddu meel kasta ooy joogaanba.


Waxaan Marxuumad Qamar Xaaji Nuur Cali, Illaahay uga baryayaa inuu danbigeeda dhaafo, uuna naxariistiisa ku mannaysto jannatul fardows. Tafiir, ehel, xigto, xigaal iyo asxaabna meel kasta oo ay joogaanba waxaan leeyahay geeridu waa lama  hu raan, qofna maalintiisa aanu dhaafayn ee duco iyo samirka ogaada.

 



Axmed Xasan Carwo
samotalis@gmail.com
Cardiff
U.K