Tacsi : Geerida Ambassador

Dr. Ahmed Mohamed Hassan

 انا للة وانا الية راجعون


 


Anigoo ku hadlaaya
Ururka Somaliland Democracy Shield, waxaan tacsi u dirayaa ehelka, waalidka, walaalada, iyo qaarabada uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Ambassador Dr. Ahmed Mohamed Hassan oo dal ka Jabuuti u fadhiyey dalka China. Waxaan si gaar ah u tacsiyadeeynayaa labada saaxiib ee la dhashay marxuumka Mukhtaar iyo Muxumad ( Nugid oon).

Illaahay
marxuumka dambigiisa ha dhaafo, hana ka yeelo kuwa dhaxla  jan natul fardows, innagana dhammaan haynaga siiyo samir iyo iimaan.

 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin

 

 

 

 

 

Ahmed Hassan Arwo
President
Somaliland Democracy Shield
samotalis@gmail.com
http://samotalis.blogspot.com