Marxuum Xariir Faarax Ducaale

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga Eng.Maxamed Cali Muse (Farshaxan), ka dhammaan hawl wa deenada shabakadda  wararka ee Timacade News Network TNN , waxaan anagoo ka tiiraa nyeysan geerida naxadinta leh ee ku timid walaalkeen , Marxuum Xariir Faarax Ducaale , Gu ddoomiye-ku-xigeenkii Ururka SOLJA , tacsi  u diraynaa qoyskii, caruurtii, ehelkii, qaraabad ii,asxaabtii, Bahda Saxaafadda  iyo dhammaan shacbiga Somaliland.

 

Waxaan Allaha weyn uga baryeynaa   danbi dhaaf iyo inuu Marxuumka, Xariir Faarax Duca ale , janno Fardawsa  ka waraabiyo, Aamiin Aamiin Aamiin.

 

 

 

 

 

 

 


Eng:Mohamed Ali Muse (Farshaxan)
Civil Engineer
Senior Computer Network Specialist

Editor in Chief & Webmaster
Timacade News Network TNN
www.TimacadeNews.com
www.Longlivesomaliland.com