MARXUUM: XASAN XAAJI YUUSUF ROOBLE

 

Anigoo Ah Ahmed Abdullahi Obsiye, kuna hadlaya magacayga,iyo guud ahaan magaca jaaliyadda Reer Norway gaa ahaana dadka hoos ku qoran, waxaan anagoo ka tiiraanyeysan tacsi halkan uga diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ehelkii uu ka baxay Alla ha u naxariistee Marxuum Hassan H. Yousuf Rooble oo shalay ku geeriyooday Hargeisa.

Waxaan ilaahay uga baryaeynaa inuu Janadiisa Fardawsa ka waraabiyo inagana dhammaanteen samir iyo iimaan inaga siiyo. AAMIIN.

Geerido waa xaq oo noole waa dhinte.

Waxaa Tacsida diraya:

Ahmed Abdullahi Obsiye iyo xaaskiisa
Ali Abdillahi Bulhan iyo xaaskiisa
Abdulkadir Awale Odowa iyo xaaskiisa
Abdisalaan Aw ciise maaweel (waberi) iyo xaaskiisa
Mohamed Egeh Ute iyo xaaskiisa
Mohamed Mohamoud Adan (lenin) iyo xaaskiisa
Ismael Adur iyo xaaskiisa
Caasha Muhumad Madar
Caasha Muhumad Abdikkahi
Abdirahim Omar iyo xaaskiisa
Abdirahim Sh. Dauud
Mohamed Yousuf Guled iyo xaaskiisa
Sh. mohamoud Abdillahi Isse
Isse Farah
Ibrahim Daud iyo xaaskiisa



By:Ahmed Abdullahi Obsiye

     Oslo, Norway

 



dhamaan dadkani waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Xassan Xaaji Yuusuf Rooble oo ku geeriyooday magaalada hargeysa.


Aabo Muxumed xasan (Budle)Hooyo Xabiiba taani Ducaale,
Muuse Budle, Ruqiya Budle, Siciid Budle,Sacad Budle,Khadra budle,Fadumo Budle, Mustafe Budle,
Caasha(canab) Aw muxumed Cabdilaahi, Siciid cismaan Taani,
Maxamed Cabdilaali Taani,Shaafici tukaale,Fardawsa Aw Ismaaciil,Sacdiya Haybe:

dhamaan dadkaa oo kala jooga daafaha dunidu waxa tacsi tiiraanyo le u dirayaan dhamaan reer xasan Xaaji meelkastooy joogaan
iyagoo ka tacsiyadaynaya Aabahood Xasan Xaaji Yuusuf oo ku geeriyooday magaalada hargeysa .

waxay leeyihiin ilaahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo
isagana janadii fardowsa ilaahay ha ka waraabiyo,
(aamiin,aamiin).





By:Ruqiya Tani