Assalaamu Calaykum

Illahay ha u naxariistoo marxuumada Faysal Yussuf Cisman Food, samir iyo iimaana ha in aga wada siiyo dhamaanteen , waxan si gaara tacsi ugu dirayaa reer Cisman  Fo od oo uu gu horeyo Hussein Baanday iyo Abdikariim Baanday, waxanu leenahay illaa hey  jan adii fardowsa ha ka waraabiyo



Waxa diraya Tacsidan tiiraanyada badan anagoo kala ah



Caqil Cabdiraxman Busri iyo Qoysaskiisa
Cumar Daarood Xassan iyo Qoyskiisa
Ibrahim Cilmi Cige/Qosleye iyo Qoyskiisa
Cabdillahi Suiieman Bide iyo Qoyskiisa
Maxamed Musa / Cubeed iyo Qoyskiisa


 


Regards
Omar Darood Hassan