Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye

 

Anigoo ku hadlaya magacayga Eng. Maxamed  Cali Muse, maamulka shabakadda iyo dhammaan weriyayaasha Bahda Longlivesomaliland News Media , oo  ku kala sugan dunida dacaladeeda, waxaan tacsi tiir aanyo leh u diraynaa, qoyskii , caruurtii, xigaalkii, eheladii, tafiirtii , ga calkii, qaraabadii iyo dhammaan shacbiga Somaliland, geerida  naxdi nta leh ee ku timid walaalkeen, Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye.


Waxaan ilaahay uga baryeynaa,
danbi dhaaf iyo inuu naxariistii janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna samir iyo iimaan innag sii yo.

 


Aamiin Aamiin Aamiin