Marxuum Mujaahid Haybe Axmed Guure (Haybe Laambad)

 

 

 

-Aabo Cali Muse Cilmi
-Hooyo Cadar Adan Diiriye Amarre
-Foosiya Jaamac Tukaale
-Engineer Maxamed Cali Muse (Farshaxan) iyo xaaskiisa
-Axmednassir Cali Muse
-Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine) iyo xaaskiisa
-Amina Cabdi Cisman
-Ugaaso Aden Diiriye iyo caruurteda
-Faadum Adan Diiriye (Faadum Luul) iyo caruurteeda
-Dhammaan tafiirtii Aden Diiriye Amarre
-Dhammaan tafiirtii reer Amarre


oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ,  waxaan dhammaantayo   tacsi  tiiraanyo leh u dirayanaa dhammaan   qoyskii, caruurtii , ehelkii, qa raabadii,xigaalkii,gacalkii,asxaabtii iyo dhammaan shacbiga Somaliland ba, geerida  naxdinta leh ee ku timid , halyeygii weynaa , Marxuum Haybe Axmed Guure (Haybe Laambad) , oo  ku geeriyooday magalada Hargeysa ,          انا للة وانا الية راجعون    .
 

Mujaahid Haybe Laambad,wuxuu ahaa ruug caddaa taariikh weyn ku leh halgankii xornima doonkii iyo dib u xoreyntii Somalilandba.

 

Waxaan Allaha weyn uga baryeynaa danbi dhaaf iyo inuu naxariistii janno far dawsa ka waraabiyo, dhammaanteenna ilaahay samir iyo iimaan inna ga siiyo,  Aamin , Aamiin , Aamiin.