GEERIDA MARXUUM MAXAMED XASAN YAASIIN

 

 


Anigoo ku hadlaaya magaca
reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxa an tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo  asxa abta uu MARXUUM MAXAMED XASAN YAASIIN ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Si ga ar ah waxaan u tacsiyadeynayaa reer Xasan Yaasiin iyo tafiirtooda, iyo dhammaan reer Ya asiin Dheere.
 


Marxuum Maxamed oo xajka ka soo laabtay ayaa gaadhi kula qalibmay dariiiqa Berbera isagoo Hargeysa ku soo socday. Iyadoon geerida la baajinayn, ayey kala haboontay xiliga la dhintaa. Tanina waxay ka mid tahay kuwa ugu fiican, ee adduunka Alle jecel yahay ku geeriyoodo.
 


Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.


 

 


Ahmed Arwo
Hargeysa
409 6421
samotalis@gmail.com