TACSI: Inaa lilaa Wa inaa Illeyhi Raajacuun

 

 

Annigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskeyga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ehelka qaraabada iyo xigaalka marxuumada ALLE ha u naxariistee kala ah:

1- Maxamuud Cismaan Cajab
2- Shadiya Cabdiqaadir (Adeeriyo) oo Hargeysa ku dhimatay saaka oo axad ah, ahydna xaaskii Cabdillahi Mahdi Cali Gaas oo ka tirsan Jaliyadda Cardiff.
3- Tiriig Cal Gaas oo maanta oo Axad ah ku geeriyootay Cardiff.
4- Ciise Bidaar

Waxaan ILLAAHAY uga baryayaa naxariis iyo inuu ka yeelo kuwa dhaxla janatul fardows, ubad, tafiir, ehel iyo qarabana ina waafajiyo samir iyo duco. Aaamiin.



Ahmed Arwo

http://samotalis.blogspot.com/