WAR-SAXAAFADEED

 

 

 

Taariikh: 14 February , 2012




Ujeedo: Xadhiga Agaasimaha Guud ee Timacade News , Mustafe Cabdikariim Cali

 

Maamulka Shabakadda Caalamiga ah ee Timaacde News Network (TNN) ,wuxuu ka cods anayaa dhammaan Hay'adaha ay khusayso, in si deg deg ah xoriyaddiisa loogu soo ce liyo Agaasimaha Guud ee TNN , mudane Mustafe Cabdikariim Cali (Mustafe Future).

 

Waa in la ilaaliyaa ,laguna xad gudbin xuquuqda Suxufiga iyo ta muwaadin walbba Dist oorka Qaranka ee Somaliland u  dammaanad qaaday, loona soo maraa Xadhigga hab s harciga iyo xeerarka Dalka waafaqsan .

 

Waa in si deg deg ah xoriyadiisa loogu soo celiyaa, Agaasimaha Guud ee TNN , mudane Mustafe Cabdikariim Cali (Mustafe Future).

 

 

 

Maamulka Timacade News