War Saxaafadeed

 


Ka dib markii la tixgaliyay baahida qaran ee loo qabo in la kobciyo xidhiidhka ay dawladda Somalilan d la leedahay bulshada caalamka, lana qiimeeyay inay daruuri tahay in la dardargaliyo ka midha  d halinta himilada aqoonsiga ee Somaliland, waxaa loo magaacaabay dadka hoos ku qoran inay  noqd aan Wakiillada Xukuumadda Somaliland ee wadamada soo socda iyadoo la eegay xirfadooda, waa yo aragnimadooda iyo aqoontoodaba.


1. Aadan Nuux Dhuule = Wakiilka JSL Itoobiya.

2. Prof. Maxamed Xirsi Qalinle = Wkiilka JSL Jabuuti.

3. Maxamed Axmed Nuur = Wakiilka JSL ee Kenya.

4. Axmed Cumar Sangoore = Wakiilka JSL ee Ingiriiska

5. Rashiid Nuur Gaaruf = Wakiilka JSL ee Maraykanka.

6. Xasan Mawliid Axmed = Wakiilka JSL ee Faransiiska

7. Cali Maxamed Axmed = Wakiilka JSL Yemen.





www.Somalilandforeign.net