Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamaiga ah ee Jamhuuriya dda Somalialand,Dr Maxamed Cabdillahi Cumar,ayaa magacaabay ku xigeenka Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka Kenya

 

Hargeysa  (TNN)-Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somalialand, Dr Maxa med Cabdillahi Cumar,ayaa si rasmi ah u magacaabay ku xigeenka Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka Kenya. Qora alka ka soo baxay xafiiska Wasiirka,  wuxuu u dhiganaa sidatan: