MARXUUM  DR. IDIRIS IBRAHIM CABDI

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse ,ka xaaskayga iyo caruurtayda,waxaan ta csi tiiraanyo leh u diraynaa,Inaabtiday ,Marwo Faadumo Siciid Ibrahim , geerida naxdinta iyo muruga da leh ee ku timid Odaygeedii,Wasiirkii hore ee  Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland, Dr. Id iris Ibrahim Cabdi , oo Hargeysa ku geeriyooday.

Waxaan tacsi taa la mid ah u diraynaa,dhammaan caruurtooda,ehelkii,qaraabadii,xigaalkii,asxaabtii iyo shacabka Somaliland  ee uu marxuumku ka baxay.


Waxaanu Allaha awoodda leh uga  baryeynaa, inuu
marxuumka , Dr. Idiris Ibrahim Cabdi, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo na ruuro, dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin, Aamiin, Aamiin.




 




Maamulka Timacade News Network (TNN)

 

 

 


 

MARXUUM  DR. IDIRIS IBRAHIM CABDI

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Cabdi Maxamuud Yaasiin Gadhle, ka xaaskayga & caruurtayda,wax aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa,marwo Faadumo Siciid Ibrahim,geerida naxdinta iyo murugada leh ee ku timid Odaygeedii,Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland, Dr. Idiris Ib rahim Cabdi , oo Hargeysa ku geeriyooday.



Waxaan tacsi taa la mid ah u diraynaa,dhammaan
caruurtooda,ehelkii,qaraabadii,xigaalkii,asxaabtii iyo shacabka Somaliland ee uu marxuumku ka baxay.



Waxaanu Allaha awoodda leh uga baryeynaa, inuu
marxuumka , Dr. Idiris Ibrahim Cabdi, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo,  dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin, Aamiin, Aam iin.
 

 

 


Cabdi Maxamuud Yaasiin Gadhle

Birmingham , UK

 

 

 


 

MARXUUM  DR. IDIRIS IBRAHIM CABDI

انا للة وانا الية راجعون

 

 

 

Tacsi Tiiraanyo badan


ASC,

Dadka halkan ku qoran waxay Tacsi u dirayaan
Marwo, Faaduma Siciid, geeridii naxdinta lahayd ee saaka ku timid Ala ha u naxariistee Odeygeeda, Marxuum Dr. Idiris Ibraahin Cabdi, Waxaanu Walaa shayo iyo Caruurteeda Ilaahay uga baryaynaa in uu Samir iyo iimaan ugu bedelo, Marxuumkana Ilaa hay qabriga u waasiciyo Janadii Fardawsana ka waraabiyo. Annaga oo ah Ehelkiina samir naga siiyo. AAMIIN....AAMIIN.....AAMIIN......
 



1- Cabdiraxiin Xaaji Ibraahin Xaaji Cabdi & Xaaskiisa
2- Xassan Cabdilaahi Faarax & Xaaskiisa
3- Aniis Cabdillaahi Ciise & Xaaskiisa
4- Cabdikhaaliq Axmed Sheikh & Xaaskiisa
5- Cabdiraxmaan Baaruud Jaamac & Xaaskiisa
6- Cabdirisaaq Jaamac Sheih Cismaan Nuur & Xaaskiisa
7- Maxamed Khaire Jaamac & Xaaskiisa
8- Yuusuf Maxamed Faarax & Xaaskiisa
9- Rashiid Gaaruf & Xaaskiisa
10- Maxamed Mahdi Ciise & Xaaskiisa
11-Cabdisalaan Cali Dhagaqool & Xaaskiisa
12- Faaduma Axmed Sheikh
13- Nuura Axmed Waris & Odeygeeda
14- Sahiima Maxamed Aar
15- Aasiya Ismaaciil Aadan
16- Ilhaan Xussein Cumar-kujoog
17 - Cabdifataax Cabdillahi Cali & Xaaskiisa
18- Sahra Maxamuud Waraabe & Caruurteeda
19- Caasha Maxamuud Waraabe & Odeygeeda
20- Xildhibaan Axmed Beegsi & Xaaskiisa
21- Siciid Maxamed Amiin & Xaaskiisa
22- Ismaaciil Cali Axmed & Xaaskiisa
23- Maxamed Xussein Jaamac & Xaaskiisa
24- Cabdi Saleebaan Cumar Kujoog & Xaaskiisa
25- Sainab Maxamed Qacle iyo Odaygeeda
26- Axmed maxamed Saleebaan & Xaaskiisa
27- Cismaan Xaashi Cawad & Xaaskiisa
28- Cabdiraxmaan Maxamuud Faarax & Xaaskiisa
29-- Cabdillahi Jaamac & Xaaskiisa
30- Jaamac Haybe Laambad & Xaaskiisa


 

 


 

MARXUUM  DR. IDIRIS IBRAHIM CABDI

انا للة وانا الية راجعون

 

 



Marwo Amina Sh. Maxamed Jirde (marwada Koowaad ee JSL)
Axmed Yuusuf Yaasiin
Maxamed Jaamac Warsame (Fadhi ku salaan),xaaskiisa & caruurtiisa
Maxamed Muse Cawaale,xaaskiisa & caruurtiisa
Saleebaan Cumar ku joog
Aabo Cali Muse Cilmi
Hooyo Cadar Adan Diiriye
Foosiya Jaamac Tukaale
Eng. Maxamed Cali Muse,xaaskiisa & caruurtiisa
Axmednassir Cali Muse
Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine),xaaskiisa & caruutiisa
Amina Cabdi Cisman
Ugaaso Adan Diiriye
Faadumo-luul Adan Diiriye,odaygeeda & caruurteeda
 

Dhammantayo ,waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa, Marwo Faadumo Siciid Ibrahim , geerida na xdinta leh ee ku timid Odaygeedii,Wasiirkii hore ee  Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland, Dr. Idiris Ibrahim Cabdi , oo Hargeysa ku geeriyooday.


Waxaanu Allaha awoodda leh uga  baryeynaa, inuu
marxuumka , Dr. Idiris Ibrahim Cabdi, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo na ruuro, dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin, Aamiin, Aamiin.

 




Cabdirisaaq Cali Muse
(Shiine)
Birmingham , UK

 

 

 


 

 

MARXUUM  DR. IDIRIS IBRAHIM CABDI

انا للة وانا الية راجعون

 

 




Anaga oo kala ah deggan dalka Norway.

1. Ismail Yusuf Mohamed iyo qoyskiisa
2. Mohamed Yusuf Guuleed iyo qoyskiisa
3.Jama Cali Cusmaan iyo qoyskiisa
4. Mohamed Mohamed iyo qoyskiisa
5. Cabillahi saleeban bide iyo qoyskiisa
6. Omar Daarood iyo qoyskiisa
7. Ismail Yusuf kahin iyo qoyskiisa
8. Ahmed Awad iyo qoyskiisa
9. Mohamed cige cute iyo qoyskiisa
10.Ibrahin Daauud iyo qoyskisa
11. Osman Mohamed Adan iyo qoyskiisa
12. Abdi Mohamed Adan iyo qoyskiisa
13. Abdirahman Mahamud Handule iyo qoyskiisa
14. Ibarhin Abdisalaan iyo qoyskiisa
15.Abdi Mohamed Madar iyo qoyskiisa
16.Hassan Guuleed iyo qoysliiska
17.Abdisalaan waberi iyo qoyskiisa
18. Sulub A hmed iyo qoyskiisa
19. Ali Ismail Ibrahin iyo qoyskiisa
20.Jamac Guun iyo Carruurtiisa
21. Ahmed Osman iyo qoyskiisa
22.Ciise Farah iyo qoyskiisa
23. Ruush Cabdillahi cade iyo qoyskiisa
24.Hassan Looyar iyo qoyskiisa
25.Hassan Yaaxeen iyo qoyskiisa
26.Hassan Macallin iyo qoyskiisa
27.Mohamed Ali Iyo qoyskiisa
28.Duaale Abdi iyo qoyskiisa
29.Adan Rooble iyo qoyskiisa
30.Abdi Ali iyo qoyskiisa
31.Abdirashiid Yusuf iyo qoyskiisa
32. Farxaan Abdillahi Jamac iyo qoyskiisa
34. Cali Cabdilahi Iyo qoyskiisa
35. Ahmed Obsiiye iyo qoyskiska
36. Abdi Mohamed Ali iyo qoyskiisa
37. Yahay Ismail Jama iyo qoyskiisa
38. Siciid bare weerar iyo qoyskiisa
39. Ismail Ali iyo qoyskiisa
40 . Abdi Yusuf iyo qoyskiisa
41. Abdirahman shine iyo qoyskiisa
42. Mustafe Yusuf iyo qoyskiisa
43.Omer meygaag iyo qoyskiisa
44.Abdillahi Yusuf Guuleed iyo qoyskiisa

Waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo eheldaiii iyo Dhammaan dadka reer  Somaliland
geerridii ku tim id ,Dr. Idris brahin Abdi.

Ilaahay ha u naxriisto ,janadii fardosa alle ha geeyo ,naga dhammanteen samir iyo iimaan ha inag siiyo. AAMIIN AAMIN





 


 

MARXUUM  DR. IDIRIS IBRAHIM CABDI

انا للة وانا الية راجعون

 

 

 

Tacsi ku socota xaaska iyo Ehelka Dr. Idiris Ibrahim Abdi oo ku geeriyooday Dalka Somaliland, caasi madiisa Hargeisa 27/1/2012



1.Daahir Rayaale Kahin iyo xaaskiisa
2. Mohamed Ibrahim Yassin (Ollaad) iyon xaaskiisa
3. Ahmed Yasin Gabaxadi iyo xaaskiisa
4. Ahmed Yusuf Yasin iyo xaaskiisa
5. Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa
6. Abdi Jabouti iyo xaaskiisa
7. Hussein Wadadyare iyo xaaskiisa
8. Jamaal Ali Hussein iyo xaaskiisa
9. Mohammed abusite iyo xaaskiisa
10. Ali ahmed Mohamed iyo xaaskiisa
11. Muuse Hersi Abokorn iyo xaasaskiisa
12. Zakaria Hassan Waes iyo xaaskiisa
13. Ali Mohamed Warancade iyo xaaskiisa
14. Eidarus Sheikh Adan
15. Fadumo Sudi Hassan
16. Mohamed rashid sheikh Aadan
17. Ahmed Yusuf Hariir iyo xaaskiisa
18. Rashid Sheikh Aadan
19. Fadumo Sheikh Aadan
20. Ahmed Mohamed Ali iyo xaaskiisa
21. Mustafe Wadadyare iyo xaaskiisa
22. Mohamed Abokor iyo xaaskiisa
23. Mohamed Jama Derie
24. Abdillahi Mohamed Dualeh iyo xaaskiisa
25. Abdisalan Beyle iyo xaaskiisa
26. Mahamed Omar Hurre iyo xaaskiisa
27. Haji Ibrahim Ishal iyo xaaskiisa
28. Ali Mohamoud Sugal iyo xaaskiisa
29. Ibrahim Farah Jama iyo xaaskiisa
30. Mohamoud Abdillahi Elmi ( Abukoodh) iyo xaaskiisa
31. Abdi Asis Muse iyo xaaskiisa
32. Haji Daud iyo xaaskiisa
34. Mohamed Haji Daud iyo xaaskiisa
35. Saleebaan Bidhiidh iyo xaaskiisa
36. Nuux Haji Ali Shire iyo xaaskiisa
37. Sheikh Mohamed Haji Ismail iyo xaaskiisa
38. Abdillahi Mohamed Deriye iyo xaaskiisa
39. Ahmed Ibrahim iyo xaaskiisa
40. Abdikarim muse iyo xaaskiisa
41. Bahnaan Haji Aadan iyo xaaskiisa
42. Dr. Abby Yusuf iyo xaaskiisa
43. Ahmed Haji Daahir iyo xaaskiisa
44. Abdirahaman Ali
45. Sheikh Mohamoud Kayre
46. Abdillahi Farah
48. Abdirahman Said
49. Ganacsade Mohamed aw Said
50. Ahmed Aw Said
51. Yoonis Foodcade
52. Nasir Haji Ali Shire
53. Fosia Yusuf Haji Aadan
54. Suaad Carmiye
56. Farah Carmiye
57. Said Mohamed Aamin
59. Abdillahi Saleebaan Bide
60. Ambassador Lenin
61. Ahmed Said Eghe
62. Abdi asis Shabeel iyo xaaskiisa
63. Abdalle Haji Ali
64. Farhan Haji Ali
65. Jama Muse Jama
66. Yusuf Suldan Ali
67. Rashid Garuf Nur
68. Jama Abiib
69. Dr. Sacadi Ali Shire
70. Mujaahid Yusuf Abdi Gaboobe
71. Hassan Diini iyo xaaskiisa
72. Suldan Ahmed
73. Muse Utto
74. Omar Jama Warsame iyo xaaskiisa 75. Iido Buraaleh
76. Ciise Ibrahim
77. Sheikh saleebaan Haji iyo xaaskiisa
78. Abdillah Ubax iyo xaaskiisa
79. Mohamed Sheikh iyo xaaskiisa
80. Mohamed said iyo xaaskiisa
81. Mohamed Bashe iyo xaaskiisa
82. Abdiqaadir Adan Qadi iyo xaaskiisa
83. Omar Aadan Qadi iyo xaaskiisa
84. Mohamed Ali Bile iyo xaakiisa
85. Rooda Baanday
86. Said Omar Hurre iyo xaaskiisa
87. Hassan Madoobe iyo xaaskiisa
88. Ahmed Jibril iyo xaaskiisa
89. Rooda Muse Abdi
90. Ahmed Jama Nur
91. Hassan Ali iyo xaaskiisa
92. Abdi Haybe Laanbad
93. Suad Abdi Eghe
94. Abdi Hussein Dheig iyo xaaskiisa
95. Ahmed Hussein Dheig iyo xaaskiisa
96. Abdi Ali iyo xaaskiisa
97. Ahmed Jama Deria
98. Nuradin Ahmed Yassin iyo xaaskiisa
99. Abdalla Ibrahim Yassin iyo xaaskiisa
100. Mohamed Omar Yassin



Anaga oo kala aH dadka kor ku qoran waxa aanu dhamaantayo tacsi tiiraanyo leh u diraynaa
Dr. Idi ris Ibrahim Abdi ,Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha ,oo ku geeriyooday dalka Somaliland 27/1-2012, waxana aanu tacsidaas u diraynaa dhamaan shacabka Somaliland gaar ahaan reer Fadumo Said ,oo ah xaaskiisa iyo caruurtiisa iyo sidoo kale dhamaan ehelkiisa meel kasta oo ay kala joogaan.
 

Waxa aanu Alle uga baryaynaa in uu janatul Fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga siiyo.Amin

 

 

 


 

MARXUUM  DR. IDIRIS IBRAHIM CABDI

انا للة وانا الية راجعون

 

 


Marxuumku waxa uu ahaa
geesi u halgamaya qadiyada Somaliland, waxana lagu xasuusan doonaa Maxjarada oo uu bud dhig u ahaa iyo furitaanka xoolaha.

Inaalilaahi wa inaa ilayhi rajicuun


Waa geeri Naxdin leh...Dhamaan
Ururka Dangarad ,waxay waxay tacsi u dirayaan alle ha u naxariist ee MARXUUM DR. IDIRIS IBRAAHIM CABDI ,oo xalay ku geer yoday magalada Hargeisa.


Waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan iheladii iyo qarabadii uu ka baxay samir iyo imaan alle haka siiyo
Cawil khayr qabana alle ha ugu badalo.

Aamin
Aamin Aamin

 

 

 


 

MARXUUM  DR. IDIRIS IBRAHIM CABDI

انا للة وانا الية راجعون

 

 



Anagoo ka ah
Abdi M.Saleiman(Mingiste) iyo Ibrahim D. Saleebaan (talaabo) kuna hadlayna magac yadaya iyo magaca Qoysaskayaga waxaan halkan TACSI tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaanba Sha cabka reer Somaliland, Xaaskii iyo Caruurtii,Xisbiga UDUB,,Qaraabadii iyo asxaabtiiba, anagoo uga tacsiyeynayna geerida naxdinta lahayd ee ku timi ALLE ha u naxxariistee marxuum Dr. Idiris Ibrahim Cabdi (Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Somaliland) oo xalay ,26/01/12 ku geeriyooday magaa lada Hargeysa , Marxuumka waxaa ILLAHY uga baryaynaa dembi dhaaf iyo in ILLAAHAY janadii fard uusa geeyo,intii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.



AAMIIN AAMIIN AAMIIN



Abdi M.Saleiman (Mingiste)

Ibrahim D.Saleebaan (Talaabo)