TIMACADE NEWS NETWORK (TNN)

 

Maamulka Bahda Longlivesomaliland News Media ,wuxuu ku war galinayaa  dha mmaan shacbiga Somaliland  iyo akhristayaasheeda qadarinta iyo sharaftaba mudanba, in annagoo xusayna,qadarinayna,sharfayna ,halyeygii weynaa, Gab ayaagii caanka ahaa , ilaahay janno Fardawsa ha ka waraabiye, Cabdillhai  Suld aan Maxamed (Timacade) , inaanu magaciisa Qaaliga ah ee la  wada yaqaanno , ay Shabakadani nasiib u yeelatay inay hantido.

Sidaa darteed , magacyadan hoos ku qoran ayaa la mataan noobi  doonna   ma gaca shabakaddan Longlivesomaliland News Media , waana kuwan:

1-Timacade.com
2-TimacadeNews.com
3-RadioTimacade.com

Akhyaarta sharafta leh,waxaan ogeysiinaynaa in magacayada kor ku xusani a y  dhawaan si toosa hawada u soo geli doonaan , dhammaantoodna ay wada h oos iman doonaan : Timacade News Network (TNN).

Haddaba, annagoo xusayna Marxuum Timacade ,waxaanu idiin soo  gudbinayn aa  Gabaygiisii dhaxal galka ahaa ee  ,KAANA SIIB KANNA SAAR ,  ee uu tiriyey maalintii  Calan  Somaliyeed oo xor ah laga taagay gayi  Soomaaliyeed , June 26 1960.

 

 


Sidaa iyo xidhiidh wanaagsan
Maamulka  Longlivesomaliland News Media