Xaflad lagu qabtay magalada Bristol

 


Bristol (TNN)-Xaflad lagu qabtay Magalada Bristol , ayaa waxaa ka soo qayb galay , Wasiirka Madaxtooyada, mudane Xirsi X. Cali Xasan iyo dhamaan taageerayaash Xisbul Xaakimka Kulmi ye, oo uu ka mid  yahay Gudoomiyaha Mahamed Xaashi Bacdo iyo Ahmed Aadan Mooge , Cabdi Dheere .


Waxa kale oo Wasiirka Madaxtooyadu, Mr.  Xirsi Xaaji Cali Xasan ,kulamo kala duwan la yeesh ay caaeladaha Kulmiye,ee ku dhaqan magaalada Bristo, UK .Waxa kale oo uu xog waraysi la yeeshay madaxda kulmiye.

 

Axmed Mooge
Bristol ,UK