WADANI - TORONTO - XAFLAD.
22ND DEC,2012 6PM -12 PM


HEESO - MUSIC- MAAWEELO- HADALO QIIMO LEH.
Waxa taageerayaashiisa iyo jaaliyadda Somaliland ee Toronto iyo nawaaxigeeda lagu martiqaadayaa inay kasoo soo qaybgalaan xaflad lagu maamusayo ururka WADANI oo u gudbay Xisbi Qaran.
Waxaa ka hadli doona Mudane Axmed ALI Ubaxle iyo marti sharaf kale. Waxa kale oo kasoo qayb geli doona Fanaanin iyo abwaano.

GOORTA:
6 PM- 12 PM - DECEMBER 22, 2012.
( habeenka Sabtida ee Axaddu soo gelayso)

GOOBTA. DAYS INN HOTEL
185 YORKLAND BLVD, TORONTO
(401 and Don Valley, near Abu Huraira Mosque)
WAXII FAAHFAAHIN AH
Fadlan kala soo xidhiidh :
(647) 706 5812 OR (416) 294-6232








HAMBALYO HAMBALYO

Maamulka Xisbiga Waddani wuxuu taageerayaashiisa iyo dhammaan jaaliyadda Somaliland ee Toronto iyo nawaaxigeeda ku martiqaadayaa inay nagala soo qaybgalaan xafladda iyo dammaashaadka lagu maamusayo ka mid noqoshada Waddani ee Xisbiyada Qaranka.
Waxaa ka hadli doon Xoghayaha Arimaha Gudaha Axmed Ubaxle

GOOBTA IYO GOORTA: WHEN AND WHERE:
Habeenka Sabtida ee Axadu Saturday Evening
Soo Galayso

DECEMBER 22, 2012, 6 P.M. -12 A.M. at the DAYS INN HOTEL
185 YORKLAND BLVD, TORONTO, ON M2J 5C6
(401 and Don Valley, near Abu Huraira Mosque)
WIXII FAAHFAAHIN AH FOR MORE INFORMATION PLEASE CONTACT
FADLAN KALA XIDHIIDH
(647) 706 5812 OR (416) 294-6232