Wasiiru Dawlaha Hawlaha Guud  Iyo Guriyeyn ta,Mudane Xirsi Aw Cabdi Sheekh oo ku jira cusbitaal ku yaalla magaalada Jabuuti

 

Dhammaan hawl wadeenada,maamulka iyo Gudida Fulinta ee shabakadda Longlivesomaliland News Media, ee ku kala sugan dunida  dacaladeeda, wa xaanu ilaahay uga baryeynaa in uu  caafimaad buuxa siiyo,ugana dhigo siya aro khafiif, Wasiiru Dawlaha Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ee Jamhuuriyad da Somaliland,Mudane Xirsi Aw Cabdi Sheekh, oo ku jira cusbitaal  ku yaalla magaalada Jabuuti, ee dalka Jabuuti.

Waxaan mar labaad weydiisanaynaa Raxmaanka,  inuu ka dul qaado adoon kiisa caafimaad daradda la soo daristay , nimcooyinkiisa aan la soo koobi ka raynna u fidiyo, jidka liibaanta ee if iyo akhirana u dooro , Aamin.

Wararka naga soo gaadhaya dhakhtarkiisuna ,waxay sheegayaan in xaalad iisa caafimaad maalinba maalinta ka danbeysaa ka soo raynayso.

Wixii wara ee ka soo kordha xaaladiisa caafimaad , kala soco shabakadda   wararka ee Longlivesomaliland News Media.

 



Longlivesomaliland News Desk
Jabuuti,Jamhuuriyadda Jabuuti