Xisibiga ucid iyo hogaamiyaha eng faysal cali waraabe oo aan waligood qaban shir beeleed

 

Abwaan: Siciid Cabdi Dheen

Gudoomiyaha xisbiga ucid ahna musharaxa madawxwaynaha sanadka xisbiga uga qayb gali doona doorashada madaxtooyada oo noqday hogaan kaliya [EE KA DHEERAADAY SHIR BEELEED IYO QABYAALAD.]

Waxa shacbiga somaliland aad ugu amaanay inuu mudane gudoomiye faysal cali uu naftiisa ku kalsoon yahay una baahnayn inuu ku soo hoos noqdo beel iyo reernimo.Mudane gudoomiye faysal ayaa asagu xaqiijiyay mabda,iisa siyaasadeed kuna tilmaamay inuu yahay nin u taagan DIMUQURAADIYAD IYO DAACADNIMO DALKA WAX LOOGU QABTO.

Tan iyo markii mudane eng faysal cali waraabe qabtay hogaanka xisbiga lama hayo MEEL UU KU QABTAY SHIR BEELEED.
DHawaan markii faysal yimi cariga engriiska waxaa la kulmay masuuliyiin badan oo ka socday heer caalami wadamada yurubta galbeed waxaanay faysal ku wargaliyaan in somaliland  hor umar gaadhi doonta hadii maamulka ay u qabtaan dadka adigoo kale ah ee dhaafay ama ka tagay nidaamka africa baabiiyay ee qabiilka iyo beelnimada.

Somaliland hadaba si ay horumar u gaadho waxa haboon in asxaabta kale ay ayaguna ka  dhe eraadaan SHIRARKA BEElNIMADA ee ay maalin kasta qabanayaan.Waxa wanaagsan in lagu daydo MUDANE ENG FAYSAL CALI WARAABE horumarkuu sameeyay.Xisbiyada kale ee dalka sida udub iyo kulmiye ayaa waxaad arkaysaa ayagoo ku faanaya shir beelnimo iyo qabiil lala shiro

SHacabka somaliland ayaa sanadkan si wayn ugu soo digo rogtay dhinaca xisbiga ucid ka dib markay arkeen habsamida iyo hanaanka xisbigu u socdo.Waxa shacbiga aad uga helay  dimuqu raadiyada xisbiga ee aad uga fog qabiilka iyo beelo la shiriyo.

DHinaca galbeeka soomaliland ayaa marar badan uu xisbiga ucid dadka kula shiray asagoo u kuurgalaayay nolosha muwaadiintu ku sugan yihiin dhawaana dhinaca bariga ayaa sidoo kale xisbiga ucid booqday ayagoo u kuur galaayay nolosha dhabta ee ka jirta degaanada bariga iyo waxay u baahan yihiin Soo dhawaynta dhinaca bariga oo si wayn xisbiga ucid looga taageeray min burco ilaa ceerigaabo ayaa filanwaa ku riday KULMIYE IYO UDUB .


waa kuwan hada raba inay sheekadii u rogaan qabyaalad iyo beelnimo Waxase xaqiiqa in  xis biga ucid taageero wayn ka haysto gudaha somaliland bari iyo galbeedba 550% ayaa dadka maanta taageersan xisbiga ucid.Halka lagu qiyaasay taageerada kulmiye 30% dhinaca udubna hoos u dhac wayne ku yimi oo ilaa imika ay ka laalaadaan 15%

GABAGABADII


Waxaan xisbiga ucid xubnahooda iyo gudoomiyahoodaba aad ugu amaanayaa daraja ah IN  AA NAY WALIGOOD QABAN SHIR BEELEED.Waxaan aad idiinka codsanayaa inaad sumcadaa  wanaa gsan inoo ilaalisaan waana mid aad ugu faanaynu xisbiyada kale ee dalka ka jira midnimadan iyo qaranimad iyo daacad nimadan aaad ka fogaateen qabiilka iyo shir beeleedku waa ta  kee ntay in aan xisbiga wax ka baxay ama iska casilay aanay jirin marka laga reebo xubno afar ah ay udub laaluush siisay oo ayagana la yaqaano taariikhdooda kuna sifoobay inay marba halkii dheemaalka u lusha ay ku xoomaan xisbiguna u malaynmaayo inuu dadkaa u baahan yahay.


wabilaahi tawfiiq

 

 

 

Siciid Cabdi Dheen
dheen@live.co.uk
London UK