Xoghayihii Guud ee Xisbiga Kulmiye oo Geeriyooday

 


Hargeysa July 17th, 2011 (TNN)-Ilaahay naxariistii janno Fardwasa haka waraabiyee,waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Jabuuti, Xoghayihii Guud ee Xisbiga Kulmiye,marxuum Ka yse Xasan Cige,oo xaalad caafimaad loo geeyey dalkaasi.

Waxaa geerida marxuumka  u xaqiijiyey saxaafadda, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muse Bii xi Cabdi, waxaanu intaa raaciyay in lagu wado in meydkiisa loo soo qaado Hargeysa,  oo loo gu sameyn doono aas Qaran maalmaha fooda inagu soo haya.

 

 

Timacade News Network (TNN)