Aaska Wariye Maxamed M. Timacadde





Muqdisho (TNN):-Waxaa maanta lagu aasey magaalada Muqdisho wariye Maxamed Maxam uud Timacadde oo ka howlgalayey TV Universal qeybtiisa Muqdisho oo maalintii Talaadadii dablay hubaysan ay ku toogteen Muqdishu, dhaawiciina shalay u dhintay.

Aaska weriyahaya waxaa ka qeybgaley boqolaal dad ah oo isugu jirey ehelada Marxuumka, maamulka Tv Universal, iyo Suxufiyiinta Muqdisho ka howlgala, kadib markii uu aaska soo gabagaboobey ayaa Sahra Abdi Ahmed ay khadka telefoonka ku wareysatey Faarax Cali Wehliye oo ahaa kaamiro duubihii la shaqeynayey wariye Timacadde ugu horeyntii waxay wax ka weydiisay aaska.
 

 


Source: VOA