WAR-SAXAAFADEED

 

 

Date:08/03/2016

Ujeeddo:Magacaabis Xil


Ku: Mudane Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi)

Markaan arkay xilka Af-hayeenka xisbiga iyo muhiimaddiisa
Markaan ku qancay xilkasnimadiisa shaqo

Waxaan xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE u magacaabay Mudane Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay March 8 – 2016. Waxaannan u rajay nayaa in Alle ku garab galo xilkan.

Magacaabista xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE waxay dhaqangalaysaa taariikhda mag acaabistiisa ee kor ku xusan. Xil-gudasho wacan.
 


Alla Mahad Leh

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE
Muuse Biixi Cabdi