Allahayow Culimadayada Xaqa Asiibsii
Hambalyo Waxan halkan uga dirayaa Allaa weyna sheekha ku adima xaqa
ee reer somaliland illaahay raali haka noqdee waa{SHEEKH ADEM SIIRO}
oo khudbaddii Ciidda carafo ku sheegay wax looga baahanyahay
Musheekhda reer somaliland oo dhan Innay diinta iyo duruufaha maa
linlaha ah isku dabaqaan sida sheekhani uga hadlo todobaad kasta
xaallada uu dalku marayo dadka marfashyada ku murma ee intay wax
uurkooda ku jira kuulayimaadaan odhanaya qabii lbuu ujeeda waxad ku
tidhaahdaan balxusuustiina laba sano ka hpr dib u celiya waakii la
odha n jirey siiraanyo ayey isku cidyihiinoo xisbiga kulmiye ayuu
diintaba ku dabaqaa balxusuuso
Aniga iyo Adiguba siday khudbadihiisa salladaha jimcuhu innoo
raaligelinjireen markuu dhalliila yey xukuumaddii Rayaale isweydii
addoo miyirqaba markey maanta innala qadhaadhaato khudbadii sheekhu
mashalaan qaldaneyn innaga iyo sheekhu misa maanta marhadduu teenii
qalladkeeda sheegay ogaw immikaynu qaldanahay kuwan maanta u doodaya
markii horana kacaban jirey iyaguna shaley qaldanaayeen laakiin
markasta {SHEEKH ADEM SIIRO} waa saxanyahay xaqbuuna kutaaganyahay
illaahay iimmaankiisoo kale ha innasiiyo xukuumadan ha innoo hagaajo
AAMII-AAMIIN-AAMIIN
M M Eleye{Suweys}
|