Aniga oo ah ururka Nomad ee dalka Nederland, oo ah dhalinyaradii soo qaban-qaabisey xafladii Xus ka 18 ee ka dhacday wadanka Nederland Magaal da Den-haag. Waxanu si xush-mad leh uga mah ad-naqeynaa dhamm aan dadweynihii sharafta lahaa ee sida niyad-samid ah ee wadanimadu ku dheehantaya uga soo qayb galay Xaladaasi.

 



Waxaanu mar labaad idiin leenahay aad iyo aad ayaad u mahadsantihii, waa inoo wakhtiga -wakhtigiisa kale hadiiallaha awooda lihi yidha

Mahadsanidin, Soamaliland Ha Guuleysato



Ururka Nomad
Nederland.