Waxaan Taageero Iyo Hanbalyo aan la soo koobi karin u diraynaa Gudoomiyaha Jaaliya Somaliland Ee Dalka Isku Taga Imaaraadka Carabta, Mudane Xaashi Xandule

 

 

 


Aniga oo ha Muuse Budle kuna hadlaaya magaca dhalinyarada dagan dalka isku taga imaar aadka carabta:


Waxaan Taageero Iyo Hanbalyo aan la soo koobi karin u diraynaa Gudoomiyaha Jaaliya Som alilan d Ee Dalka Isku Taga Imaaraadka Carabta, Mudane Xaashi Xandule oo mar labad loo d oortay inuu ahaado gudoomiyaah jaaliyada somaliland,Waxaan leeyahay Ilaahay ha kuu fud udeeyo xilkaa kii sidii loogu talagayna u guta hawsha ilaahna ha kaa dhigo Aaamiin.
 

 

 



Muuse Muxumed Xassan (Muuse Budle)
Dubay , UAE