Marxuum Mahamed Mustafe Aw Tiriigle

 

 

Anigoo ku hadlaya Magaca Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka {UCID} ee Dalka Nederland wa xa tacsi Tiiraamyo leh halka uga dirayaa Wallaalkay Mustafe Cabdi Nur{M Aw Tiriigle IYO Wall aashay Xalliimo Carab Nur oo wiilkoodii Marxuum Mahamed Mustafe ku geeriyoo day Shil baab uur oo ka dhacay UK magaalada Bolton Taariikhdu Markay ahayd 17/02/20 13 Axadii waxan il aahay uga baryayaa innuu samir iyo IImmaan ka siiyo isaga Jannatul fardawsa ka waraabiyo Aamiin---Aamiin---Aamiin

 


Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka {Ucid}ee Dalka Nederland

M M Eleye {Suweys}