Anigoo ku hadalaya magaceyga ka xisbiga UCID waxaanu halkan h ambalyo iyo bogaadin u direynaa marwo Fadumo Ali Madar oo loo magacaabay in ay noqoto Gudoomiyaha Degmada Grunerlokka (g runerløkka) ee xisbiga Shaqaal ah ee ku taal magaalada Oslo ee da lka Norway.


 

 


Waxanu leenahay marwo Faadumo Ali Madar illaahey ha kula garab galo xilkaasi culus ee lagoob igmaday, waxanu aaminsanahay in ay Faadumo Ali Madar tahay shakhsi a ad u dadaal badan oo runtii gudan doonto xilkaasi culus ee loo igmaday.



Wa bilahii tawfiq

 

 



Omar Darood Hassan

Gudoomiyaha Guud xisbiga UCID ee Nordic