Madaxwyene Silaanyo Iyo Marwada kowaad ee Somaliland oo caawa
dhex lugaynaya Magaaladda London
London (TNN) :- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed
Maxamed Silaanyo wa xa uu caawa bookhday suuqa weyn ee shopping
centre ee Westfield shopping centre ee galbed dka London waxaanu
fadhiistey kana xaqweeyey coffee shop ku yaal oo ay ku sugnaay een
qaar ka mida jaalliyadda reer London oo fadhiyay halkaasi.
Madaxweynaha oo ay
wehelinayeen Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo Aami
na-weris Sheekh Maxamed Jirde, Xoghayaha gaarka ha ee Madaxweynaha
Mudane Cali Axm ed Cali iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha
Saxaafada Mudane Khadar Cali Gaas.
Madaxweynaha oo ku guda jira fasixiisi sanad laha ahaa ee uu dalka
Uk ku soo qaadan jiray, a yu u ku gurada jira, waxaanu caawa si
kedis ah uga dhex muday suuqyada Shopping Centre oo uu madaxweynuhu
kula caweeyey Jaaliyada reer Somaliland ee halkaasi ku sugnayd caawa
oo iyagu nasiib u yeeshay inay arkaan madaxweynihii qaranka
Somaliland oo lugaynaya suuqyad a waa w eyn ee dalkani london.
|