WAR-SAXAAFADEED

 


Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu ca awa Digreeto Madaxweyne oo Su mmadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3830/022016 uu Ma gacaabis, Xilka qaadis iyo Bedel ku sameeyey Masuuliyiin kala duw an.

MADAXWEYNUHU:

Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo dhismaha Qaranka;

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinkan Wasaaraddaha, iyo Gobolada,

Markuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;

Markuu Ku Qancay: Inay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;

Wuxuu go’aansaday:
 

 

NO

MAGACAABID

XIL HORE

XIL CUSUB - XIL SUGE - XIL KA QAADIS

 1

Mudane, Cismaan Cabdillaahi Saxardiid

Wasaradda Duulista

Wasiirka Warfaafinta

2

Mudane, Cabdillaahi Maxamed Daahir

Wasiirka Warfaafinta

Wasiirka Xannaanada Xoolaha

3

 Mudane, Cumar Sheekh Maxamed Faarax Wasiirka Xannaanada Xoolaha

Wasiirka Duulista Hawada

4

Mudane, Muuse Qaasim Cumar

Wasiirka Ganacsiga

Xil Suge

5

Mudane, Yaasiin Maxamed Shide

Guddoomiyaha Gobolka Sool

Xil Suge

6

Mudane, Xuseen Aadan Cige

Af-hayeenka Madaxtooyada

Wasiirka Ganacsiga

7

 Mudane, Mawliid Maxamuud Ibraahin

Wasiir Ku-xigeen W. Xidhidhka Golayasha

Xil Ka Qaadis

8

Mudane, Cabdillaahi Maxamed Carey

Maareeyaha Madbacadda Qaranka

Xil Ka Qaadis

9

 Mudane, Siciid Cabdi Maxamuud

Wasiir Ku-xigeen W. Duulista

Wasiir Ku-xigeen W. Ganacsiga

10

Mudane, Kaysar Cabdillaahi Maxamed

 Wasiir Ku-xigeen W. Ganacsiga

Wasiir Ku-xigen W. Qorshaynta

11

Mudane, Cabdi Yuusuf (Cabdi Wadad)

Wasiir Ku-xigeen W. Qorshaynta

Wasiir Ku-xigen W. Kalluumaysiga

12

Mudane, Naasir Ayjeex Jaamac

 

Wasiir Ku-xigenka W. X. Golayasha

13

Mudane, Maxamed X. Aadan Cilmi

Wasiir Ku-xigeen W. Kalluumaysiga

Wasiiru Dawlaha W. Waxbarashada

14

Mudane, Axmed Nuur Faahiye

Wasiiru Dawlaha W. Waxbarashada

Wasiiru Dawlaha W. Duulista

15

Mudane, Xamse Maxamed Cabdi

 

Guddoomiyaha Gobolka Gabiley

16

Mudane, Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) Guddoomiyaha Gobolka Gabiley Guddoomiyaha Gobolka Sool

17

Mudane, Cabdiraxmaan Aw Cilmi Fahiye (Shamax)   Afhayeenka Madaxtooyada

18

Mudane, Siciid Saalax Shire   Maareeyaha Madbacadda Qaranka

 


ALLAA MAHAD LEH

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)