Baaq Nabadeed Oo Isku Jira Taageero Iyo Fulin Go'aankii Golaha Guurtida




Anagoo ah qurba-jooga ka soo jeeda Gobolka Gebilay ee ku nool Dalka  Nor wey, waxaan xukuumadda iyo Golayaasha qaranka ee Jamhuuriyada  Som aliland u soo jeedinaynaa in la fuliyo go'aankii ay labadajeer golaha  guurt idu ka gaadhay dhulka ay labada beelood ee Gebilay iyo Awdal colaadu ku dhexmartay,Hadaba, iyada oo laga duulayo dastuurka qaranka ee uu  dalk eenu ku dhisan yahay, waxaa waajib ku ah in qof kasta oo muwaadin ah uu u hogaansamo shuruucda iyo qawaaniinta dalka ee uu qeexayo  dastuu rkaaynu isku maamulo.

Waxaanu Madaxweyanaha Qaranka ka codsanaynaa inuu meel mariyo fuli nta go'aankaa ay guurtidu gaadhayisla markaana sidaa lagu soo af-jaro  k hilaafkii dhimashada, dhaawaca iyo khasaarahaba geystay. si ay labada beeloodna nabagelyo iyo jaarnimo wanaagsan ugu wada noolaadaan  mus taqbalka.Waxaanu ka digaynaa haddii uu go'aankaasi meel mar noqon  wa ayo in mas'uuliyadiisa uu dusha u ridan doono Madaxweyne Riyaale, kaas oo keeni doona cawaaqib xumo aad u fogaata mustaqbalkaoo gaadha meel aan waxka qabasho lahayn. Wa bilaahi tawfiiq.

1.Ahmed Abdullahi Obsiye
2. Jama Ali Osman
3. Omar Darood Hassan
4. Mohamed Egeh Cute
5. Abdulqadir Odowa Awale
6. Mohamed Yousuf Guleid
7. Abdisalam Aw Isse Maaweel
8. Sh. Mohamoud Abdillahi Isse
9. Mohamed Tahar Sulub
10. Isse Farah
11. Ali Abdillahi Bulhan
12. Moahmed Maaweel
13. Ibrahim Daud
14. Ismail Cadduur
15. Mustafa Tahar Sulub
16. Abdirahim Omar
17. Mohamed Difoo
18. Mohamed Abdillahi Cade
19. Ali Mohamed Nour (Ali iid)
20. Awal Ahmed Abdullahi
19. Abdi-amin Dahir Abdullahi
20 Ahmed Jibril
21. Mohamed Ahmed Ali
22. yousuf Mouse
23. Abdi Muhumed Madar (Abdi Gujis)
24. Abubakar Haybe
25. Ahmed Ibrahim Ainan
26. Abdirasak Ibrahim Ainan
27. Ismail Osman Otorosee
28. Hamsa Foodyacay
29. Hussein Omar
30. Ismail Qase
31. Hassan Looyar
32. Abiib Abdillahi
33. Ahmed Hashi
34. Abdillahi Mohamed Ali
35. Sulub Ismail H. Warsame
36. Mubaarek Sharif Ali-abuu-shanaf
37. Abdi Nur (Dheereeye)
38. Abdiqadir Ibrahim Ainan
39. Hassan yousuf Guleid
40. Awil Ahmed Geele
41. Abdullahi Sh. Daud
42. Abdillahi Darod Hassan
43. Abdi Koosaar Awad
44. Mohamed Koosar Awad
45. Mohamed Habarwaa
46. Axmed Mohamed Madar
47. Sulieman Mohamed Obsiye
48. Khalid Xassan Tamuuje
49. Mukhtar Aliyare
50. Mohamed Omar (Bensel)
 

 


Qore, Ahmed Ibrahim Caynaan.Oslo Norwey