Badhasaabka Gobolka Gabiley iyo Ciidanka Booliska Gobolka Oo Xabsiga Dhigey Xildhibaan Xasan Axmed Aw Maxamed (Xa san Dhagjar),oo ka mid ah Golaha Deegaanka Degmada Gabiley

 

Xildhibaan Xasan Axmed Aw Maxamed (Xasan Dhagjar)


Xadhiga xildhibaanka oo aan ilaa imika la ogeyn sababta keentey xadhigiisa , wallow wararka qa ar ay sheegayaan inay ka danbeeyaan Wasiirka Warshadaha Soamliland Abiibi Diiriye Nuur iyo Wasiirka Qorsheynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire, ...................


Gabiley (TNN):- Badhasaabka Gobolka Gabiley ,Yuusf Ibraahin Geedi ,oo ku can baxay xadhiga ma  dax dhaqmeedyada, dhalinyarada, masuuliyiinta iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, ayaa saak xabsiga dhigey isaga oo kaashanaya ciidanka booliska gobolka, ayaa xabsiga dhigey Xildhibaan Xasan Axmed Aw Maxamed (Xasan Dhagjar),oo ka so baxay Xisbiga mucaaridka ah ee WADANI.

Xadhiga xildhibaanka oo aan ilaa imika la ogeyn sababta keentey xadhigiisa , wallow wqararka q aar ay sheegayaan inay ka danbeeyaan wasiirka warshadaha soamliland abiibi diiriye nuur iyo wasiirka asaarada qorsheynta qaranka dr sacad cali shire, oo maalintii shaley ahayda ay isku kh ilaafeen shaqaaleysiinta ardeyda reer gabiley, hal;kaasi oo ay hadalo isku dhaafsadeen.

Dhinackale Maayerka degmada gabiley oo aanu waxa ka wydiiney ayaa sheegay inuu aad uga x un yahay xadhiga xildhibaanka, waxaanu sheegay inuu kulan ayhay siideyntiisa. Mara aanu ma ayerka waxa ka weydiiney inuu waxa lug ah ku leeyhay ayaa maayerku yidhi, ” anigu ma xidhi ka ro sharci ahaan, waayo waxaanu nahay laba xildhibaan oo isku mid ah ooay dad soo wada doort een.”
 



Timacade Desk News
Gabiley ,Somaliland