HANBALYO AROOS
GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA
LAGU FARAX
Bahda ururka samafalka ceelsheekh waxay hanbalyo iyo bogaadin aan la
soo koobi karayn hawada u marinayaan Maxamuud Cabaas Jaamac iyo
Sihaam Axmed Sheekh oo maalintii khamiista ahayd ee bishan August ay
ahayd sideed iyo labaatanka ( 28-8-08 ) uu maherkoodu ka dhacay
Ambassador Hotel ee magaalada Hargaysa. Waxaanu leenahay guurkiinu
ha noqdo midkii lagu farxo idinkuna noqda kuwii is idlaysta.
AAMIIN
1- Cabdirisaq Sheekh Ibrahim Koshin ( Alpho )
2- Axmed Cali Sabayse.
3- C/Raxmaan Cawlo ( Baqdaadi )
4- Axmed Yusuf Ismaaciil
5- Ibrahim Cali Yusuf
6- Maxamed Aar Cabdillaahi
7- Cabdikariim Ismaaciil ( Dheeh )
8- Xasan Cismaan Cumar.
10- Sacad Daahir Cali
11- Qarbooshe Yusuf Cilmi
12- Qumaash Yusuf Cilmi
13- Faysal Aadan Shibiin
14- Max'd Aadan Radio
15- Xasan Xuseen Wabi
16- C/llaahi Cali Ibrahim
17- Cabi Cali Jamac
18- Xuseen Dahir Muse
20- Madar Koosaar Xaashi
21- Cabdiwahaab Max'ud Jirde
22- Ibraahim Cabdisalaan
23 iyo dhamaan xubnaha ururka ceelsheekh oo kala jooga
U.k, Norway,
swiden Saudi Arabia,
North America iyo
Hargaysa.
abdirisak koshin
abdirisakalpho@yahoo.co.uk
|