BAHWAYNTA UDUD EE KU NOOL ARLIGA INGRIISKU WAXAY TAA GEEO IYO
HAMBALYO U DIRAYAAN SHIRWAYNIHII UDUB OO MAANTA KA DHACAY MAGAALADA
HARGAYSA
Waxaa 27kii bisha August 2012 magaalada hargaysa ka qabsoomay shir
balaadhan oo bahw aynta udub isugu yimaadeen. Waxaa shirkaa maanta
lagu doortay musharaxa madaxwayna ha ee xisbiga udub iyo mushaharaxa
madaxwayne ku xigeenka ee xisbiga. Bahwaynta udub uk waxay taageero
iyo hambalyo u dirayaan shirwaynahaa UDUB iyo goaanada dhaxalgalka
ah ee ka soo baxay.
Madaxda xilka loo doortay waxaan ku gubaabinaynaa inay noqdaan madax
ku faradaygta ilaalinta jiritaanka Somaliland iyo sidii wadanka
ictiraaf loogu raadin lahaa. Hadaan nahay bahwaynta UDUBUK waxaan
soo dhawaynaynaa dhamaan ururrada wadahadalku u socdo iyaga xisbiga
UDUB waxaanan leenahahay soo dhawaada soo dhawaada.
AlLAA MAHAD LEH
Mahdi Jama Roble
Madaxa Abaabulka UDUB UK
|