BAKAYLE OO U OLOLAYNAYA SIDII MAYOR YUUSUF WARSAME XILKA LOOGA QAADI
LAHAA
Cabdilahi Cabdi Muuse Bakayle Waxa ayaamahan uu si cad oon gabasho
lahayn u wada mash ruuc uu u soo dhiibay Wasiir
Samaale si leysaga
hor keeno tolka ku mideebay xulashada maa yorka iyo bulshada Hargeysa
oo dhammaan arrintan ka mideysan. Ujeedadda Samaale ee
k ala qaybinta
tolka wax ay salka ku haysaa loolanka uu u adeegsanayo
Hantida Qaranka.
Waxuu u tegay odayaal iyo xildhibaano uu damcay inuu hungureeyo oo
ay u xamaan qaataa n arrin tan, isagoo leh Yuusuf Golaha deganku ha ka
dhigaan hawl gab, isagoo u sheegay in arrintan uu ku la socdo
Wasiirka Maaliyadda oo ka hawl geli doona. Waxa lama filaan ku
noq otay kolkay dhammaan ka goys adeegeen kana gaabsadeen inay
gudabtan iyo isku dirkan aan danta Hargeysa ku jirin iya ga dusha
looga saaro. Halkaa kumuu hadhin ee rag reerkoo da ah ooy ku jiraan
labo ganacsato ah iyo seddex nin oo kale oo uu ku jiro wadaad can ah
aan se u arko in dhammaantood la qalday.
Waxaa wacan in leys astuuro
kolkaas raggaas waxaan u qariyey waa rag Bakaale soo qald ay hadd ay
se talaabo kale qaadaan ummadda waanu u soo bandhigi doonaa.
Wadaadkana waxaan leeyah ay yaanu Bakayle iyo Wadaad adduun madax
maray summcadda kaa xume yn.
Colka uu tolnimada ku soo kaxaystay isagoo markan si kale sheekada u
dhigaya. Waxuu iya ga ku yid hi “ Waxaan maqlay in Yuusuf la eryaayo
ee waxa habboon inuu is casilo”. Waxa arrintani ka shifan tay kolka
tol weynha ay gaadhay oo raggii uu wanjalayna ka xuub siibte en
intooda badani. Subxaanalaa bal eega labada sheeko ee uu mar qudha
suuqa wado gas hay. Waxa la yaab leh dadka yaqaan ee haddana uu
maalin walba beenta ka iibinaayo.
Cabdilahi Cabdi Muuse Bakayle oo ah nin ku can ah isku-dirka iyo war
kala qaadka oo ahaa ninka sub ax walba u taagnaa basaasnimo iyo war
been ah oo uu iibiyo, ayaa beryahan noqday nin u kireysan Wasiirka
maaliyadda.
Waxa manta Hargeysa waji xumo ku soo hoyotay raga ay isku jilibka
yihiin ee uu adeegsada y oo no qday doqommo aan ka korin beenta
Bakayle. Isaga ceebi waxba kama qaado oo waa u quud ee iga danbeeyow
iska jir Bakayle beenaale inuu sumcadda kaa dilo.
Bakayle waxuu ku jiraa garab dhan oo Hotel Maansoor ah mana
shaqeeyo, habeen iyo maali nna cas uumad ayuu wada bal dadweynow is
weydiiya hantida uu isticmaalaayo.
Waxa ayaan darro ah in nin nolashiisu tahay isku dir iyo been abuur
ay dawladdu u gacan galiso maalka laga soo uruuriyey danyarta. Waxa
dawlad looga fadhiyey inay dad isku ken to, ooy wanaag ka shaqayso.
Waxa la yaab leh sida guyracan ee dawladdani u socoto. Lacagta isku
dirka ku baxaysa waxa lagu haajin karaa baahiyaha dadweynaha.
Bakayle oo loo haysto arrimo badan oo musuqmaasuq ah tan iyo
xukuumaddii Siyaad Barre oo ku can ah inuu xukuumad kasta noqdo kan
bara musuqa. Nin xaarantu xalaal u tahay bee ntuna run. Waa nin aan
cidna ka qarsan oo maalin oo dhan wareegaaya Maansoor isagoo faq iyo
been uu iibiyo kolba qof gidaar kula faqaaya.
Waa nooc gooni ah oo ku faana wax ummaddu u taqaano ceeb. Yeynaan
habaarin ee aan nidhaahno Alle ha ku soo hadeeyo.
Haddaba Eng. Yuusuf waxa doortay anagoo ah reer Harageysa oo dhan
una ducaynaysa iyo mey dooran dilaal Bakayle iyo danaystayaasha ay
qoyska hoose isku yihiin Mayorka. Soomalilandeey waa ta tolnimada
Bakayle….
Hassan Jama Ali
cirtoogte@gmail.com |
|