Baroordiiq
الذين اذا اصبتهم مصيبة قالوا انا لله وانا اليه راجعو
Cabdullaahi Maxamed Cumar, xaaskiisa Ruqiya Xasan iyo carruurtooda
oo deggan mag aalada Bolton ee dalka Ingiriisku, waxay tacsi
tiiraanyo leh u dirayaan; dhammaanba ta fiirta reer Geeddi Ismaaciil
iyo reer Tubeec oo ku baahsan daafaha caalamka iyo guud a haanba
dadweynaha reer Gabiley, iyaga oo ka tacsiyeynaya geerida naxdinta
leh ee ku timid, Alle ha u naxariistee Xaashi Abiib Tubeec oo maanta
oo ay bisha Noofamber 29 ta hay/ 2016ka ku geeriyoodey dalka Kanada
(Canada).
Waxayna baroordiiqdaasi si gaar ah ugu dirayaan: carruurtiisa oo
dalka iyo dibadaba ka la jooga.
Waxayna Ilaahay ka baryayaan, in uu Xaashi Abiib geeyo jannadiisa
Firdowsa; ehelada iyo asaxaabtana uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Allahayoow Aamiin |