Ra'iisal wasaareha Isra'iil Mr, Benjamin Netanyahu Oo Boo qashadii Uu Ku Marayay Wadamada Qaarada Africa Ku Soo Xidhay Dalka Ethopia
 

 

Addis Ababa (TNN):-Ra'iisal wasaareha Isra'iil Mr, Benjamin Netanyahu Oo Booqashadii uu ku Maray ay Wadamada Qaarada Africa Ku Soo Xidhay Dalka Ethopia Ra'iisal wasaareha Isra'iil M r, Benjamin Netanyahu Oo Booqashadii Uu Ku Marayay Wadamada Qaarada Africa Ku Soo Xidh ay Dalka Ethopia

Ra段isal wasaareha Isra段il Mr, Benjamin Netanyahu oo booqasha ku jooga dalka Ethiopia ayaa kulan la yeeshay Ra段isal wasaareha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn taas oo lagaga hadla yo xidhiidh ka saaxiibtinimo ee u dhaxeeya labada wadan.Kulankan ayaa waxa kale oo lagaga hadlayaa xidhiidh ka ganacsi ee u dhaxeeya labada wadan iyo la dagaalanka Argagixisada.

Ambassadorka Israeli u fadhiya Waddanka Ethiopia Belaynesh Zevadia oo la hadlay Wakaala da Wa rarka Ethiopia ayaa sheegay in Ra段sal Wasaaraha Israeli Netanyahu uu gacan ka siin doono sidii E thiopia uu uga caawin lahaa dhinacyada Tiknoolajiyada,Sayniska iyo Beeraha, wax aanu Safiirku int aas ku daray in Booqashada Ra段sal Wasaaraha Israeli ay weheliyaan ilaa 60 ka Mid ah Kambaniyad a Waaweyn ee wax soo saar ee dalkaasi kuwaas oo Indho indhaynaya Sidii ay Maal gashi iyo Suuq Cusub ula yeelan lahaayeen dalka Ethiopia, taas oo kor u qaadi do onta ayuu Yidhi Xidhiidhka Laba da dal Isla markaana ay Qalinka ku duugi doonaan Heshiisyo Is kaashi oo ku saabsan dhinacyada Ganacsiga iyo Maalgashiga.

Ra段sal Wasaaraha Israeli Netanyahu wuxuu booqday Madxafka Qadiimiga ah ee Waddanka Ethiopi a.Ra段isal wasaareha Isra段il Natanyahu ayaa booqashadiisa uu ku marayo gobolka geeska Afrika w axa uu ku tagay waddamo ay ka mid yihiin Uganda, Rwanda, Kenya iyo Itoobiya.

Waana Booqashadii Koowaad inta la og yahay ee Ra段sal Wasaare Israa段I ka socdaa uu ku yim aado Qaarada Africa.